Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka xaafada Kulmis ee magaalada Jowhar ayaa olole nadaafadeed ka sameyeyay waddooyinka muhiim ka ah ee mara xafadaaasi
Ololahan ayaa waxaa iska kaashanayay maamulka xaafada iyo bulashada qeybaheeda kala duwan si looga wada shaqeyo nadaafada.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.


