Olole Nadaafadeed oo laga sameeyay Magaalada Muqdisho

0
99

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxda Gaadiidka Ee maamulka gobolka Banaadir ayaa olole nadaafadeed ka sameeyay Wadada Udhaxeeysa Dagmooyinka Kaaraan Iyo Cabdicasiis Ee Kadare iyadoo ka qeyb-qaadaneyso dadaallada lagu hagaajinayo bilicda caasimadda.

Ololahan nadaafadeed ayaa qeyb ka ah qorshe ballaaran oo uu maamulka Gobolka Banaadir ku doonayo in lagu hagaajiyo nadaafadda iyo bilicda.

Warkan  waxaa inoo haya Sahra Ibraahin Dhicisoow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here