Baladweyne ( Radio Beerlula )-Olole Nadaafadeed ayaa laga sameeyay waddada isku Xirta faruloosa iyo Cala Kamiin ee Gobalka Banaadir.
Ololahaan Nadaafadeed waxaa sameeyay Ururka haweenka gobolka Banaadir, waxaana ka qeybgalay Maamulka Degamada, Odayaal , Haween iyo Dhallinyaro
waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow


