Baladweyne ( Radio Beerlula )-Olole Nadaafadeed ayaa laga sameeyay waddada MarinaGate ee ku taalla magaalada Muqdisho islamarkaana gasha Garoonka diyaaradaha Adan Cade ee Degamada Waaberi.
Ololahan nadaafadeed ayaa qeyb ka ah qorshe ballaaran oo uu maamulka Gobolka Banaadir ku doonayo in lagu hagaajiyo nadaafadda iyo bilicda caasimadda.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


