Olole nadaafadeed oo laga sameeyay qeybo ka mid ah Dhuusamareeb

0
128

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Xaafadda Waxaracade ee Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmuduga oo kaashanaayo bulshada xaafddaas ayaa ololo lagu hagaajinayo ka sameeyaya wadooyinka waaweyn ee maro Xaafaddaasi.

Ujeedka olalahaan lagu hagaajinaayo wadooyinka ayaa loogu talagalay in lagu soo celiyo Quraxda wadooyinka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

Audio Player

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here