Olole nadaafadeed oo laga sameeyay qeybo ka mid ah magaalada Boosaaso.

0
56

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa laga sameeyay olole  nadafadeed oo sara looga qadaayo Bilcda xaafadaha magaaladaasi.

Ololahaan ayaa maanta sigaar ah waxaa looga sameeyay xaafada Banderqaasim iyo wadada laamiga ee isku xerto garoonka diyaaradaha Boosaaso iyo magaalada inteeda kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.