Olole nadaafadeed oo laga sameeyay qeybo ka mid ah Magaalada Hargeysa.

0
251

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka xaafada Ibraahin Goodbuur ee magaalada Hargeysa oo kaashanayo shacabka iyo shirkadaha nadaafadda ayaa Olole nadaafadeed kasameeyay laanta Aadan shiine xaafada Ibraahin Goodbuur ee magaalada Hargeysa.

Intii uu socday ololaha ayaa waxaa qashin badan looga saaray xaafada taasoo waayadii danbe aan helin nadiifin.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.