Baladwayne ( Radio Beerlula )-Shirkadda Nadaafadda ee IFI oo Kaashanaysa maamulka G/Banaadir ayaa olole Nadaafadeed oo ballaaran ka sameysay qeybo ka mid ah Wadada Maka Al-mukarama.
Ololahan nadaafadeed ayaa waxaa ka qeeyb qaadnayay gawaarida nadaafada kashaqeeya oo nuucooda ku cusubyahay magaalada Muqdisho.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan