Olole Nadaafadeed oo laga sameeyay qeybo kamid Boosaaso

0
94

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dowlada Hoose Ee Degmada Boosaaso ayaa Olole Nadaafadeed ka fulisay Kaamka Buulo Mingis oo ku yaalo Xaafadda Biyo Kulule ee Magaaladaasi.

Waxaa ka qeybgalay ololahaan nadaafadeed Gudoomiyaha Degamada Boosaaso , mas’uuliyiin kasocotay Dowlada Hoose ee Magaalada Boosaaso, iyo bulshada Rayidka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.