Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo oo kaa Shanaya Shirkadda Khery qabe ayaa Olole Nadaafadeed ka sameeyay Xaafado ka tirsan degmadaasi
Ololahan nadaafadeed ayaa looga gol leeyahay soo celinta bilicda magaalada Muqdisho
Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.