Olole nadaafadeed oo laga sameeyay qeybo kamid ah Hargeysa

0
111

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dawladda hoose ee Magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa olole nadaafadeed ka sameeysay qeybo kamid ah dagmad Axamed dhagax ee magaalada Hargeysa

Ololahaan nadaafaded aya loogu gol leeyahay sidii loo soo celin lahaa bilicda magaalada Hargeysa.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud