Olole nadaafadeed oo laga sameeyay qeybo kamid ah Jigjiga

0
110

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Xaafadda 5aad ee Magaalada Jigjiga ee Dawlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa laga sameeyay olole nadaafadeed oo ay iska kaashadeen maamulka degmada iyo bulshada deegaanka ku nool xaafaddaasi.

Ololahan ayaa lagu nadiifiyey jidka laamiga ah ee hor mara kuliyadda caafimaadka ilaa jidka laamiga Ducaale, halkaas oo lagu sameeyay hawlo nadaafadeed oo ballaaran.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here