Olole nadaafadeed oo laga sameeyay qeybo kamid ah magaalada Baydhabo

0
192

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Dowladda hoose ee degmada Baydhabo, gaar ahan Waaxda Caafimadka iyo Fayadhowrka degmadaasi ayaa olole nadaafadeed ka bilaabay Xafadda Salamey.

Howlahaan Nadafideed waxaa hor kacaayey Agaasimaha waxda Caafimaad iyo fayadhowrka Degmada Baydhabo. Abshir Cali Xuseen oo uu wehlinaayo Gadoomiye Xafada salameey ee magaalada Baydhabo ,haween iyo dhallinyaro.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here