Olole nadaafadeed oo laga sameeyay qeybo kamid ah magaalada Gaalkacyo

0
199

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Galkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa laga sameeyay Olole nadaafadeed gaar ahaan wadada Astaan-Hobyo oo muhiim u ah isku socodka Dadweynaha.

Ololahan nadaafadeed waxaa hoggaaminaya Duqa Degmada Gaalkacyo, Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan, waxaana ka qeyb qaadanaya howlwadeennada maamulka degmada iyo qaar ka mid ah bulshada deegaanka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here