Olole nadaafadeed oo laga sameeyay qeybo kamid ah magaalada Hargeysa

0
173

Baladweyne (Radio Beerlula)-Doowlada hoose ee magaalada Hargeysa ayaa olole nadaafadeed oo lagu soo celinayo bilicda magaalada ka biloowday suuqa Inji ee degmada axmed dhagax waxaana ka qeybgalay ololaha maamulka xaafadaasi iyo masuuliyiin kale oo kamid ah Soomaaliland.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi