Olole nadaafadeed oo laga sameeyay qeybo kamid ah Muqdisho

0
51

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maamulka Gobalka Banaadir oo kaashanaya kan degamada Dharkeenleey ayaa olole Nadaafadeed ka sameeyay qaar kamid ah Xaafdaha iyo wadooyiinka Degmadaasi.

Olalahaan ujeedkiisu waxa uu ahaa sidii biyaha loogu saari lahaa qaar kamid Wadooyiinka iyo Xaafadaha kuwaasi oo ay xireen Biyaha roobka dayrta.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey