Olole nadaafadeed oo laga sameeyay qeybo kamid ah Muqdisho

0
98

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Xamar Jajajab ee Gobalka Banaadir ayaa Olole Nadaafadeed ka sameeyey qaar kamid ah xaafadaha iyo wadada isku xirta degmooyiinka Xamar wayne, Xamar Jajab iyo Degamada Waaberi.

Waxaana ka qeybgalay ololaha Nadaafadeed Mas’uuliyiin ka kala socotay Degmooyiinka Xamar jajab Xamar weyne iyo Waaberi , dhallinyaro, iyo qaybaha kale ee bulshada Degmada.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud