Olole nadaafadeed oo laga sameeyay qeybo kamid ah Muqdisho

0
107

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Olole Nadaafadeed Oo Lagu Soo Celinayo Bilicda Dagmada Kaaran Ee Gobolka Banadir ayaa laga Sameyay inta Udhaxeysa Saldhiga Kaaran Ilaa Xafada Xaawo Casir

Waxa Kaqeyb Galay Ololahan Nadaafadeed Masuuliyin Kartirsan Mamulka Gobolka Banadir Xoghayaha Guud Ee Mamulka Gobolka Agaasimaha Nadafada Iyo Bilicsoo Celinta Gobolka Gudoomiyaha Dagmada Kaaran Iyo Bulshada Kunool Dagmada Kaaran

waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here