Baledweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Xamar Weyne ee gobolka Banaadir ayaa laga sameeyay olole nadaafadeed oo ballaaran, kaas oo qayb ka ah dadaallada lagu doonayo in lagu hagaajiyo bilicda Caasimada.
Oolahaan ayaa si gaar ah diiradda loo saaray nadiifinta wadooyinka waaweyn, suuqyada, goobaha ganacsiga kaasi oo door muhiim ah ka qadajaya Horumarinta Nadaafada.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


