Baladweyne (Radio Beerlula)-Waaxda Nadaafadda iyo bilic soo celinta ee Maamulka Gobolka Banaadir oo kaashanayo waaxda gaadiidka ee Dowlada Hoose ee xamar iyo Shirkadda Nadaafadda iyo bilic soo celinta Ifi ayaa hawlo nadaafadeed ka sameeyay degmooyiinka bari ee gobalka banaadir sida degmooyiinka Yaaqshiid, shibis , iyo Hiliwaa.
ujeedka ololahaan Nadaafadeed ayaa waxu uu ahaa sidii bilicda Caasimadda loo soo celin lahaaa.
Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey