Olole nadaafadeed oo laga sameeyay suuqa bakaarsha ee Muqdisho.

0
44

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Shirkada nadaafada  IFI ayaa Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ka sameeysay Olole nadaafadeed oo lagu soo celinaayo bilicda Suuqa.

Olohaan ayaa waxaa laga bilaabay wadooyiinka waaweyn ee  soo galaya iyo kuwa kabaxaya suuqa maadama lagu gudo jiro bisha Barakeysan ee Ramadaan islamarkaana uu yahay suuqa mid Saxmad badan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey