Olole nadaafadeed oo laga sameeyay Suuqa Weyn ee Bakaaraha ee magaalada muqdisho.

0
59

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Howl-wadaag Howlgal ee Gobalka Banaadir iyo qaar kamid ganacsatada suuqa Bakaaraha ayaa bilaabay olole nadaafadeed oo laga sameeyay Suuqa Weyn ee Bakaaraha magaalada muqdisho.

Ololahaan ayaa loogu tala galay in dib loogu soo celiyo bilicada iyo nadafadda suuqa Bakaaraha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.