Olole Nadaafadeed oo laga sameeyay Xaafada Bandarqaasim ee magaalada Boosaaso

0
118

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka dowlada hoose ee magaalada boosaaso oo gacan ka helaya shacabka magaalada ayaa waxa ay ka bilaabeen olole nadaafadeed taasoo laga sameeyay xaafada Bandarqaasim gaar ahaane laanta kowda Luuliyo qeybta xeebta oo ay qashin badan ka qaadeen

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaney.