Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dhallinyaro isxilqaantay ayaa Olole nadaafadeed ka sameeyay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho oo ay u dalxiis tagaan boqolaal dadweyne ah.
Dhalinyaradan ayaa ubadan kuwo waxbartay ayaa qashin badan ka qaaday xeebta Liido.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.