Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dhalinyarada ku nool magaalada muqdisho ee caasimada dalka ayaa si isxilqaan ah olole nadafadeed ugu sameeyay xeebta liido ee magaalada Muqdisho
Xeebta liido ee magaalada Muqdisho ayaa maalinta kasto waxaa u dalxiis tago kumanan dadweyne ah oo ka kala yimid dagmooyinka gobolka Banaadir.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


