Olole Nadaafadeed oo laga sameeyey dagmada Yaaqshiid.

0
47

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ololahan nadaafadeed oo ay iska kaashadeen Shacabka Degamad Yaaqshiid iyo Ururka Nadaafada iyo Bilic soo celinta Gobalka Banaadir ayaa ka sameeyey Wadooyiinka iyo qaybo kamid Xaafadaha Degmadaasi.

Waxaa ka qeybgalay ololahaan nadaafadeed Gudoomiyaha DegamadaYaaqshiid , Gufoomiyaha Ururka Nadaafada GobalkaBanaadir, Haween iyo qaybaha kale ee bulshada Degmada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey