Olole nadaafadeed oo laga sameyey hareeraha wabiga Shabeele ee Baladweyne

0
467

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhaqaatiir  culumaaudiin  iyo  dhallinyaro ku nool  magaalada Baladweyne ayaa olole Nadafadeed  oo qashinka looga saarayo ka sameyeen  Kiliga Dhagax-jibis halkaas oo mudooyinki Dambe ay dadweynaha ku shubayeen Qashin dhibaato ku keenay dadka degaanka.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here