Olole nadafadeed oo laga sameeyay magaalada Buurhakaba

0
136

Baladweyne ( Radio Beerlula )-degmada Buurhakaba ayaa laga daahfuray wajigii laabaad ee olole nadafadeed kasoo ay si wada jir ah ugu qeyb qateen maamulka iyo dhalinyarada degmada

Ujeedka ololahaan ayaa ahay bilic soo celinta iyo nadaafada degmada in si wada jir ah looga wada qeyb qaato

waxa soo jeedineysa Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here