Olole nadafadeed oo laga sameeyay magaalada Kismaayo.

0
115

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Dhalinyaradda Degmada Kismaayo ayaa olole nadaafadeed ka bilaabay qaar kamid ah Xafaddaha iyo hareeraha wadooyinka waaweyn ee magaalada Kismaayo.
.
Howlahaan Nadafideed waxaa hor kacaayey Abaadir Cabdiraxmaan Baashi gudoomiyaha dhalinyarada, gudoomiyaha Haweenka degmada Kismaayo faadumo Maxamed Cabdi iyo qaar kamid ah dhilinyarada degmada kismaayo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here