Olole nadafadeed oo laga sameeyay qeybo ka mid ah magaalada Garoowe

0
173

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka nugaal ayaa laga sameeyay olola nadafadeed oo sare looga qadaayo Bilcda iyo Nadaafada xafadaha magaaladaasi.

Ololahan nadafadeed oo si gaar ah looga sameeyay xafadaha naasa-hablood iyo Hodan ee magalada Garoowe ayaa waxaa iska kaa shaday maamulka xafaadahas iyo qaar kamid ah Bulshada ku nool magalada Garoowe.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here