Olole nadafadeed oo laga sameyay magaalada muqdisho

0
103

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Olole nadafadeed oo kor loogu qadayay nadaafadda iyo bilicda ayaa laga sameyay suuqa xamarweyne ee magaalada Muqdisho kasoo ay fuliyeen waaxda shaqada iyo shaqaslaha maamulka gobolka Banaadir.

Ujeedka ololahaan ayaa ahay bilic soo celinta iyo nadaafada in si wada jir ah looga wada qeyb qaato.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here