Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Araarso ayaa tuulada Magaalo-cad ka bilaabay olole wado baneeyey taasi oo lagu balaarinayo Wadooyiinka tuuladaas.
Olalahaan wado baneeynta ayaa waxaa wadooyiinka looga gurayaa Bacaadka iyo waliba geedaha loo yaqaano garan waaga.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


