Olole wado banayn ah oo laga bilaabay wadada dhexe ee magaalada Hargeysa

0
203

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka xaafada gacan-libaax Ayaa Olole wado banayn ah ka Bilawday wadada dhexe ee magaalada Hargeysa Waxaana Ololaha wado banaynta ah kaqeyb galay qaar kamida gudiga xaafada gacan-libaax mas’uuliyiin katirsan Dawladda Hoose Ee Magaalada Hargeysa

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.