Olole wado baneyn ah oo laga bilaabay qeybo kamid ah magaalada Hargeysa.

0
143

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudiga dhismaha Buundada Shiraaqle oo isku xerta Xaafadaha Maxamed Mooge iyo Macalin Haaruun ee magaalada Hargeysa ayaa bilaabay olole geedka gara-waaga looga jarayo Buundada shirqaale si dayactir loogu sameeyo

Ololahan ayaa waxaa iska kaashanaya qaar kamid ah bulshada magaalada Hargeysa si loo soo celiyo bilicda magaalada.

 

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin