Olole wado furis oo laga bilaabay Magaalada Masagawaa

0
226

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Masegawaa ee Gobolka Galgaduud ayaa bilaabay Olole dib loogu furayo waddooyin muddo xirnaa oo dhibaato bada ku qabeen maristooda bulshada deegaanka.

Ololahaan wada baneeynta waxaa iska kaashanaya maamulka Degamada iyo bulshada ku dhaqan deegaanka waxaana laga bilaabay wada weyn ee soo gasha Degmada iyada laga gurayay Geedaha garan waaga iyo qashin xiran wadada.

Warkan waxaa  inoo haya Bilaal daahir waaneey.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here