Olole kor loogu qaadayo akhriska iyo qoraalka afka Soomaaliga oo laga bilaabay magaalada Baladweyne.

0
85

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maxamed Axmed Xasan iyo Maxamed Ibraahim Macalimow oo kamid ah Dhallinyarada ku nool Magaalada Baladweyne ayaa bilaabay olole kor loogu qaadayo barashada afka Hooyo.

Ujeedka loo bilaabay ololahaa ayaa waxaa ay tahay sidii sare loogu qaadi lahaa barashada akhriska iyo qoraalka afka hooyo iyada oo wax lagu bari doono dadka waaweyn iyo caruurta.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud