Baladweyne ( Radio Beerlula )- In kabadan 100 qoys oo kasoo barakacay deegaano hoos yimaada degmada ceel-barde ee gobolka bakool ayaa deeq raashiin ah oo isugu jirta bur bariis sungor iyo saliid waxa u qeybiyey maamulka ceel-barde iyo dadka deegaanka oo iskaashanaya .
Warbixintan waxa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi