Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Gaalkacyo ayaa lagu qabtay kulankaan oo looga hadlayay xal u helidda Nabadaynta Beeeaha Galbeedka gobalka mudug .
Kulanka waxaa ka qeybgalay maamulka magaalada Gaalakacyo,odayaall,waxgarad,masuuliyiin ka socday maamulada Putland iyo Galmudug.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.