Qaadiista imtixaanka oo maanta ka bilaabatay deegannada Puntland

0
335

Baladweyne(Radio Beerlula)- Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdulahi Deni ayaa maanta daah furay imtixaanka shahaadiga ee fasalka afraad ee dugsiyada sare iyo sideedaad ee dugsiyadda dhexe ee Puntland.

Imtixaankan ayaa waxaa ka qeyb galaya ku dhawaad 16 kun oo ardey.

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulahi Deni ayaa guul u rajeeyay ardeyda maanta imtixaanka u fadhisatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here