Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhalinyaradan oo baratay xirfadda farsamada gacanta islamarkana ku nool magaalada Baladweyne ayaa sameyay inta badan agabka loo isticmaalo gaari dameerada, waxana inta badan dhalinyaradan ka iibsada agabyadan ay sameyeen dadka reer miyiga iyo dadka muruq maalka ee ku shaqeysta gaari dameerada.
Warbixintan waxaa inoo haya Axmed Nuur daahiye.