Qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradaha Jubbaland oo tababar looga furay Kismaayo

0
153

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Qorsheynta, maamulka Jubbland ayaa magaalada kismaayo tababar u ga daafurtay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradaha Jubbaland.

Tababarka ayaa ku saabsan qiimeynta shaqooyinka la qabtay iyo in aysan mashaariicda noqon kuwo aan loo qaban sidii larabay aan oo dagabal joogto ah lagu sameeyo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.