Qaar kamid ah Barakacayaasha ku nool magaalada Dhoobleey oo Codsaday In gargaar lala soo gaaro.

0
185

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dadka ku nool xeryaha barakacayaasha ah ee degmada Dhoobley ayaa xiligan wajahaya duruufo adag iyadoo lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Qoysaskan ayaa inta badan waxaa haysta hoy,laaan caafimaadaro iyo raashin la,aan
Qaar kamid ah barakacaaysha kujira kaamaamka kuyaalLa degmada Dhoobleey ayaa codsaday in gurmad la soo gaarsiiyo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan .