Qaar kamid ah Dowlad Goboleedyada dalka oo lagu wareejiyay gaadiid

0
106

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Kalluumeysiga XFS ayaa ku wareejisay dowlad-goboleedyada dalka iyo maamulka Gobolka Banaadir gawaari iyo mootooyin casri ah, oo loogu talagalay in lagu keydiyo kalluunka.

Gaadiidkan oo gaaraya 40 gaadiid ayaa dhawaan qorshuhu yahay in lagaarsiiyo maamulgoboleedyada dalka.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here