Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS Cali Xaaji Aadan ayaa Qalab caafimaad iyo gaadiid Ambulance kala wareegay Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO).
Qalabkaan ayaa loogu talagalay in lagu qalabeeyo Isbitaallada Banaadir, Hargeysa iyo kuwa kale oo badan.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.
Audio Player