Qalab caafimaad oo lagu wareejiyay maamulka Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir.

0
138

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hey’adda naafada Soomaaliyeed ee Daaf ayaa qalab caafimaad oo loogu talagalay Hooyada iyo Dhallaanka ku wareejisay Isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho.

Qalabkaan caafimaad ayaa isugu jiray Sariiraha Caruurta , sariiraha Dadka waaweyn , Raajato iyo qalabka lagu ogaado isbadalka Heerkulka bukaanada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here