Qalab casri ah oo lagu soo kordhiyay garoonka diyaaradaha Burco

0
124

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Duulista rayidka Soomaaliland ayaa qalab casri ku soo kordhisay waaxda Duulimaadka Garoonka diyaradaha ee magaalaa Burco.

Qalabkan casriga ayaa ah mid fududeynaya xiriirka Duulimaadyada Geeska afrika kaa wax badan ka baddali doono hannaanka shaqo ee garoonka

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey