Qalab casri ah oo lagu soo kordhiyay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa.

0
177

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Duulista rayidka Somaliland ayaa qalab casri ku soo kordhisay waaxda Duulimaadka Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa.

Sidoo kale garoonka diyaaradaha Cigaal ee Magaalada Hargeysa ayaa lagu soo kordhiyay dhismayaal casri ah kuwaasoo loogu talo galay in loogu adeego bulshada iyadoona qalabkan iyo dhimashan casriga ayaa fududeyn doonaa howlaha garoonka diyaaradaha Hargeysa.

 

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen