Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa laga daahfuray Anatomy Table oo ah Qalab si casri ah loogu bara karo caafimaadka kaasi oo aay dalka keentay Jaamacada Banaadir si door uuga qaata hormarinta waxbarashada ardayda Soomaaliyeed.
Munaasabadda Daahfurka qalabkaan waxaa ka qeybgalay Maamulka Jaamacada Banaadir,Xildhibaanno,wasiirro ,Dhaqaatiir iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim


