Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha maamulka Somaliland Yuusuf Nuux Yuusuf ayaa qalab Ciyaareed gaarsiiyey Degmada Bali-gubadle ee maamulka Somaliland.
Qalabkaan isboortis ayaa wax uu ka kooban yahay fanaanadaha isboortis iyo banooni.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.


