Baledweyne ( Radio Beerlula )-Deeq iskugu jirta daawo iyo qalabka isbitaalada ayaa lagu wareejiyay maamulka isbitaalka degamada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.
Deeqdan ayaa waxaa iska soo uruuriyay dhaqaalaha lagu iibiyay qurba joogta kasoo jeeda degmada Maxaas.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.